Mr. Rayale Must Go!!! Petition: Signature List Feed
mr rooble caydiid [Signature #11]
marka hore salaan dhamaan  warbaahinta gobalka, intaa kabacdi aniga oo ka hadlaya xumaanta uu sameeyay riyaale iyo dhab dhilfkiisuba  waa mid aan la soo koobi karin laa kiin waxaa hadiyo jeer aan maskaxdada ka maqnaan mida uu sameeyaay ee ah kuraasta baarlamanka oo uunoogu ansixiyey dadyoowga aan is haynay tan iyo wakhtiigii calanka la qaatay 1960kii  lakiin waxaan hubaa inay tahay halbacaad lagu lisay isaga iyo dadka mabaadiidaa aminsanba dhibta uu galayna dheefteeda ayuu heli doonaa aayahdhow
Mr ismacil yousouf [Signature #10]
daahir ilaahay haduu qaadiwaayo dhawaan; anagaa meesha ka qaadi
Mr Axmed maxamud [Signature #9]
waa sax
Mr. ahmed mohamoud [Signature #8]
rayaale waa nin tol ah ee laakiin waxba inooguma filna
Mr.Idiris Anonymous [Signature #7]
Saaxiiboow,sidi-sididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso,Intaanad umadda maqaalada beenta iyo jahwareerinta ah ku waalin waxaa muhiim ah inaad la socoto xaaladaha wadanka ka jira.
Think before you act,Don't be blind and deaf person,if blind lead blind both fall  in dig.
Sxboow adigoo dhadhanka qoraalkaaga ka muuqatay inaad tahay dadkii ka haajiray G/Awdal ee wadamada qurbaha talaagada ku jira yuuna dhaldhalaalka yurub kuu been sheegin,lama huraan waa caws jiilaal,waligaa ma bixisay qaadhaan.00
ms,Nimo farah farah [Signature #6]
Erya erya erya
Mr. Sharmake Muse [Signature #5]
waan taageersanahay in Rayale socdo
MR RASHID DIRIE [Signature #4]
anigu hadal badan o dhan maayee waxaan leeyahay ha loo qaado heestii ahayd ERYA ERYA  ERYA ERYA
Mr. Dahir Askar [Signature #3]
i am against Rayale's re-election; he must go now.
Mr. Hassan Cusman [Signature #2]
in la doorto ma'aha rayaale
Mr. Mukhtar Amin (Cige Bilig) [Signature #1]
si buuxda ayaan u taageerayaa baaqan dalbanaya in  Rayale uu joojiyo awooda sida xun loo isticmaalayo, musuqmaasuqa,  warbaahinta la cabudhiyey, dadka la'iska xidhxidhayo, iyo eexashada uu ku caan baxay.